Booqo baarlamaanka
Baarlamaanku wuxuu u furan yahay kuwa raba inay soo booqdaan doodaha iyo dhageysiga, tagaan safarro la hagayo ama ka qaybqaata booqashooyin waxbarasho.
Booqo baarlamaanka (Warbixin ku qoran af Iswiidhish)
Guriga Riksdag wuxuu ku yaalaa Helgeandsholmen ee bartamaha Stockholm. Raadi albaabka saxda ah oo arag waxa muhiimka ah in la tixgeliyo markaad booqanayso: